MPSHome Alumni Calendar Contact
Tiger News
Learn about the referendum before you vote

snip20160928_19.png

English:

It’s election season and Minneapolis voters will be asked to renew the school district’s current operating referendum authorization, which expires after the 2016-17 school year. If passed, funding would help Minneapolis Public Schools manage class sizes and provide supportive services and activities for students. Property taxes are not projected to increase if the referendum renewal passes. Learn more.

Spanish:

¡Es época de elecciones! Aquí está la información que usted necesita en relación a su boleta de elección y Minneapolis Public Schools.  Se solicitará a los votantes de Minneapolis renovar  la autorización del referéndum operativo actual del distrito escolar, la cual expira al finalizar el año escolar 2016 -17.  Si es aprobada, los fondos del referéndum ayudarían a  Minneapolis Public Schools a manejar el tamaño de las clases y proporcionar servicios de apoyo y actividades para los alumnos. No se proyecta el incremento del impuesto a la propiedad si es que la renovación del referéndum es aprobada.

Para mayor información, por favor visite: www.mpls.k12.mn.us/referendum2016.

Somali:

Waa xiliga doorashada! Halkaan ayaad ka helaysaa wixii macluumaad ee la xiriirra Codbixinta iyo dugsiyada dadweynaha Minneapolis. Codbixiyaasha Minneapolis ayaa la weydiin Doonaa in la cusbooneysiiyo ogolaanshaha aftida iyo howgalda haatan ee dugsiyada degmada, Kaasoo hada dhacaya sanad dugsiyeedkaan 2016-17ka. Hadii lagu guuleysto, maalgalintaan Waxay caawinaysaa Dugsiyada Dadweynaha Minneapolis oo lagu maareyndoono tirada fasalda iyo adeegyada howlaha loogu talo galay ardayda. Codsigaan waxaa uu awood siinayaa mudo Sagaal sano ah in lagu dhowro sicir bararka. Canshuuraha hantida aan la saadaalin in la kordhiyo Hadii ay aftida cusbooneysiinta baasto. Booqo shabakada in badan ka ogow:  www.mpls.k12.mn.us/referendum2016.

Oct. 3-17